Qeexid

"Wax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taakh oo kali ah:
  • Taakhaatiirta wafdigan qaybta ka ah ayaa maalmaha soo socda ka qayb qaadanaya baaritaanka Xoolaha nool ee ku jira maxjarka, si loo dhoofiyo Xoolo la mariyey baarintaan caafimaad oo 100% la jasuureeyey.