Qeexid

"ld taakulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taakulayn oo kali ah:
  • Inkasta oo ay ardaydu leeyihiin dhaqdhaqaaqyo kale oo la xidhidha arimaha bulshada sida caafimaadka, wacyigalinta iyo taakulaynta maatada, hadana kaalinta ay siyaasada dalka ay kaga jiraan marnaba kama tanaasulayaan.
  • Jawaab: Wallaahi ciidankii aan ka imi, waa ciidan aan aad iyo aad ugu hambalyaynayo shaqaday qabteen, balse madaxdiisii iyo taakulayntuu u baahnaa aan helin.