Qeexid
"(-dyo, m.l) Dhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii hore xabaasha madaxdooda ku dhisi jireen."
"(-dyo, m.l) Dhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii hore xabaasha madaxdooda ku dhisi jireen."
Wadaag:
Raaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka badda dhexe, Eeshiya iyo Afrika; waxaan caadi ahayn qaybta borotiinka ee heemogolobiinka. Unugyada cascas ee cudurku saameeyo caadi uma shaqeyn karaan, waana burburaan, taas oo keeneysa dhiig yari.
m.dh
Wadaag:
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
m.l
Wadaag:
Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax taaloog leh ahaansho (qof).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: