Qeexid
"Taaloog samaysasho (qof)."
[-oday, -otay]
taaloog day
taaloog tay
f.g3"Taaloog samaysasho (qof)."
Wadaag:
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
m.l
Wadaag:
Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax taaloog leh ahaansho (qof).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.
m.dh
Wadaag:
Cid hawl ay hayso ka jeedin.
Balaayo cid ku dhicid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: