Qeexid

"T. ah: wax kaamil ah oo aan wax ka maqnayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taam oo kali ah:
  • Axmed Yuusuf Faarax waxa kale oo uu sheegay in horeba ay dadkaasi ugu taamayeen taageerada Jabuuti haddii Guusha UDUB la siin waayo,iyagoo hubaysanna ay qarannimada Soomaaliland baabiin doonaan."
  • Astaamahan waa kuwo dhaqaale ahaan raqiis ah, balse dhaqan ahaan aad qaali u ah.