[-eelay, -eeshay]
taamyeel elay
taamyeel eshay
"Wax dhammaystirid."
Wadaag:
eeg taamyeel.
m.f.dh
T. ah: wax kaamil ah oo aan wax ka maqnayn.
m.l.kh
ld tuwaal.
m.l
eeg taan.
Tallan; wiswis; shaki.
taa'ib1 m.l.kh Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.
taa'ib2 f.mg1 Cid towbakeenid.
-bay, -btay
taa'ibid m.f.dh eeg taa'ib.
(-gyo/taambuug, m.dh) Teendho.