Qeexid

"T. ah: qof laf iyo xoog leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taani oo kali ah:
  • Shirweynaha Afgaanistaaniyiinta uga socda Loya-Jirga, waa kii ugu horeeyay muddo afartan sanno ah iyo mid ka mid ah kulamada tirada yar ee si Dimuqraadiya loogu ogoladay in ay haweenku ka qayb-galan taariikhda Afgaanistaan.
  • Been-abuurkaas waxaa si badheedh ah qayb libaax ka qaatay dalka Britaaniya ee bisha soo socota la leeyahay badbaadinta qarannimada Soomaaliyeed ayaa shir caalami ah oo 40 dal ka soo qaybgalayso caasimaddeeda lagu qabanayaa.