Qeexid

"Lacag sarif ah oo shan senti u dhiganta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taano oo kali ah:
  • Tan iyo markii ay kooxda Al-shabaab la wareegtay gacan ku haynta Baladweyne, ma dhicin weerarkan oo kale oo si kadis ah loogu qaaday degmada, iyadoo xaalku uu maanta dagan yahay, balse ay ciidamo ka tirsan kooxdan baaritaano wadaan.
  • Burcada dilkaan geystay ayaa waxay ka qaateen dukaanka wax walba oo yaalay, iyagoo burburiyay dhismihii dukaanka, waxaana maydka qoyskaan la dilay saakay waaberigii hore qaaday Booliiska Gobolkaas oo sheegay inay baaritaano ku sameynayaan.