Qeexid
"Rati raran oo taagan wax saarid."
[-ray, -rtay]
taar2 ay
taar2 tay
f.g1"Rati raran oo taagan wax saarid."
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar2, tamcaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarasho.
Qof kaalmayn.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Silig wax lagu oodo.
(muus.) Daf afar geesle ah.
m.l
Wadaag:
Alaab wax la saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
m.dh
Wadaag: