Qeexid

"taariikhdii hore m.dh 1. (taar.) Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah. 2. Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah. 3. (taar.) Taarikhada xilliigii hore."