Qeexid
"T. ah: taariikhgal ah."
"T. ah: taariikhgal ah."
Wadaag:
Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyinka.
Goorta wax abuurmeen ama dheceen.
Sanadka, bisha, iyo maalintu inta ay joogaan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax taariikh u yeelid.
(f.mg) Ka t.: wax ka sheekayn.
f.g
-kheeyay, -kheysay
Wadaag:
taariikhdii hore m.dh 1. (taar.) Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah. 2. Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah. 3. (taar.) Taarikhada xilliigii hore.
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof taariikhda si fiican u yaqaan.
m.l
Wadaag:
Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.
m.l
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarasho.
Qof kaalmayn.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Silig wax lagu oodo.
(muus.) Daf afar geesle ah.
m.l
Wadaag:
Alaab wax la saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: