Qeexid
/mg1 ld taawi.
[-ilay, -ishay]
f.g/mg1 ld taawi.
Fal / verb
Gudbe / transitive
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax malayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld taawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, dh) Waran yar oo af dhuuban oo riddada iyo lishaabka lagu barto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Bari idaad iyo dhir la isku shiilay cid ku daawayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bari idaad iyo dhir la isku shiilay oo dawo ahaan loo isticmaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg taawi. ld taawilid, taawo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daawe, daawo 1, taawe. Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo.
Qeexid Xigta: Xayrta geela.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld awaal1, awaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: ld taawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld taawo1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Waxdhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ldawaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Wax inay dhacayaan malayn; filid.
Qeexid Xigta: U n.:cid wax u gudbin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tawaawil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
dk.lh.dh
Qeexid: ld taada2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: taa'ibid m.f.dh eeg taa'ib.
mu.ti.dh
Qeexid: (kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: taa'ib2 f.mg1 Cid towbakeenid.
Qeexid: taa'ib1 m.l.kh Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.
dk.ti.dh
Qeexid: ld taas2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xoog; itaal.
Qeexid Xigta: Karti; maaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]