Qeexid

"(kuwayaga, w) Maga cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Taayada lama taaban ka-ro”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine