Qeexid
"eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo"
"eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo"
Wadaag:
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu shee, tabaabulyee, tabaabushee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu' yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.
m.l
Wadaag:
Wax laabaabulay ahaansho (hawl).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: