Qeexid
"ld tabaabuleyn."
"ld tabaabuleyn."
Wadaag:
eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo
m.f.dh
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu' yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.
m.l
Wadaag:
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu shee, tabaabulyee, tabaabushee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cid dhibaato u gaysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cid tabaale ku dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag: