Qeexid
"Wax tabaalac hayo ahaansho (cid)."
[-naa, -nayd]
tabaalacsan aa
tabaalacsan ayd
f.mg4"Wax tabaalac hayo ahaansho (cid)."
Wadaag:
Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho.
Qof daal badani hayo ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Socod badan daal kala kulmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qof kale raacay ahaansho (qof, wax).
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid dhibaato u gaysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax la halciyay ahaansho (hilib).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cid tabaale ku dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Sac ama qaalin lo'aad wax boodid u baahan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax baac lagu cabbirey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: