Qeexid
"Dhir teel fog."
"Dhir teel fog."
Wadaag:
Cid dhibaato u gaysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cid tabaale ku dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Socod badan daal kala kulmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Nin caqli badan.
(-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.
m.l
Wadaag:
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu shee, tabaabulyee, tabaabushee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: