Qeexid
"(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt."
"(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cid tabaale ku dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cid dhibaato u gaysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
m.l
Wadaag:
Wax dhaqaalayn; beekhamayn.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Qof ama nafley tababar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Socod badan daal kala kulmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: