Qeexid
"Itaal yaro dareemid."
[-reeyay, -raysay]
tabardarre eeyay
tabardarre aysay
f.mg2"Itaal yaro dareemid."
Wadaag:
(f.g) Laba meelood oo isu dhow isaga socosho.
(f.mg) Xoolo xawaaro samayn.
f.g
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Dood, run ka sheegiddeeda ka warwareegid.
Cid tartan kula sinmid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Cid aan tabar lahayn ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Cid dhibaato u gaysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Xaashi iwm sadarro u yeelid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Qof ama nafley tababar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Qof ciidamin kara noqosho.
f.mg1
Wadaag: