Qeexid
"(-alay, -ashay; -geli) Qof ciidamin kara noqosho."
"(-alay, -ashay; -geli) Qof ciidamin kara noqosho."
Wadaag:
Sarwaal hoos ka dhuuban oo badanaa fardaha lagu fuulo.
Sarwaal.
m.l
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
Cid aan tabar lahayn ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
m.l
Wadaag:
Qof ama nafley tababar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: