Qeexid
"Ku t: cid wax ku deeqid."
[-cay, -cday]
tabarruc2 ay
tabarruc2 day
f.mg1"Ku t: cid wax ku deeqid."
Wadaag:
Itaal yaro dareemid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Cid aan tabar lahayn ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Qof ciidamin kara noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
m.l
Wadaag:
Qof ama nafley tababar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Socod badan daal kala kulmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: