Qeexid

"Cid aan tabar lahayn ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabaryar oo kali ah:
  • Muqdisho: Qoys madfac ku habsadey Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay oo 7-ruux oo ka mid ah ay kasoo jeedaan qoys aad u tabaryar, madaafiic xalay lagu garaacay qaybo ka mid ah caasimadda Somalia ee Muqdisho.