Qeexid
"Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto."
"Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto."
Wadaag:
Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho.
Dhacdo godob ka tirsasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
m.l
Wadaag:
Qof ama nafley tababar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan yihiin.
(xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
m.l
Wadaag:
Nafley wax la tababbaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.
m.dh
Wadaag: