Qeexid
ld tabbicid.
ld tabbicid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -bici) Ku t.: cid deeq weyn siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cdas
Qeexid: ld tacab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tacbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof ama nafley tababar siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) Dhibaato ka gudbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tabkicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld sambac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Cid raacid.
Qeexid Xigta: Socod dheereyn ku jirto socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld taabicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Nafley wax la tababbaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tababbar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xeelad wax lagu qabto.
Qeexid Xigta: Hab; nidaam; qaab.
Qeexid Kale: Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto.
Qeexid Xigta: ld dhabbicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: /mg1 (-cay, -cday; -bici) Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho.
Qeexid Xigta: Dhacdo godob ka tirsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Socod badan daal kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daal badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tabbac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]