Qeexid

"Wax xeeladayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tabee oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaa xalay Xaafada Tabeelaha ee Degmada Boondheere lagu dilay Nin farmashiyiiste ah, waxaana toogtay kooxo wajiga soo qarsaday oo bastoolad sitay, qof kale oo rayid ah ayaa iyana isla xaafadaas xalay lagu dilay.
  • Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa ka dhacay halka lagu magacaabo Tabeele Colow iyadoo wararka ay sheegayaan in wiil dhalinyaro ah uu bacmadow ku tuuray meel aan ka fogeyn goobta lagu shaaho.