Qeexid

"ld tacaalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacaal oo kali ah:
  • War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in loo baahanyahay in la difaaco dowlada KMG oo iyadu la tacaaleysa kooxaha kasoo horjeeda kuwaas oo weeraro ku haaya goobaha ay joogana ciidamada Dowladda KMG.
  • Intay xaaladdoodu sidaas ahayd, ayaa Ilaahay, Subxaanahu Watacaalaa, wuxuu korkooda u soo diray shimbiro kooxo kooxo ah, oo xagga badda uga yimid.