Qeexid

"Hantida xoogsiga ku timaadda."

Qeexid Kale

ld tacdbid.

Qeexid Xigta

Hawl; xoogsi; shaqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacab oo kali ah:
  • . Kordhinta tacabka wax soosaarka iyo abuurida ilo dhaqaale iyo daryeelka hantida umadda. 8. Dhismo dugsiyada aaas-aasiga ah kuwa qur’aanka iyo maamulkooda.
  • Tani waxa weeye tacab khasaar, oo ah wax aaney bulshadu noorwiijigu awoodi karin.