Qeexid
"(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1."
"(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1."
Wadaag:
Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho.
Si wada jir ah wacad u gelid.
Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar2, tamcaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Silig wax lagu oodo.
(muus.) Daf afar geesle ah.
m.l
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
ld tarid.
m.l
Wadaag:
Xabad.
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
m.l
Wadaag:
Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.
m.l
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
m.l
Wadaag:
Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dukaan yar oo cunto iwm oo tafaariiq ah lagu gado.
m.l
Wadaag: