Qeexid
Cudur, bugto.
Qeexid Xigta
Juucjuuc.
Cudur, bugto.
Juucjuuc.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Faqri.
Qeexid Xigta: ld dacluusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Faqri noqosho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Aqoon habaysan oo la barto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Faahfaahin laga bixiyo arrin, ra'yi iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Toddobada lafood ee yaryar oo sameeya xubin isgoyska u dhexeeya lafta dheer ee lugta iyo lafaha faraha cagta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid tacliin barid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tacliimi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof tacliin leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waxbarasho la'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tacliinsan. ld tacliinsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld tacliinsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]