Qeexid

"Ganaax."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tacsiir oo kali ah:
  • Xukunno isugu jira Qisaas, Rajmin iyo Tacsiir oo Maanta Ururka Xisbul Islaam ka fuliyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose.
  • Maxaakiimta oo xukun Karbash ah ridey Maxkamadaha Islaamiga ee magaalada Baladweyne ayaa maanta xukun tacsiir ah oo boqol garbaash ah ku riday nin dhalinyaro ah oo lagu magacabo Max'ed Yusuf shiraar kadib markii uu cadeeyay inuu u galmooday qof dumar ah.