Qeexid
"Ganaax."
"Ganaax."
Wadaag:
Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo.
Lacag loo geeyo qof laga dhintay.
Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
m.dh
Wadaag:
U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
f.mg2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
(-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub.
Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.
T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.
m.l
Wadaag: