Qeexid
"Cid ganaaxid."
[-ray, -rtay]
tacsiir2 ay
tacsiir2 tay
f.g1"Cid ganaaxid."
Wadaag:
Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo.
Lacag loo geeyo qof laga dhintay.
Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
m.dh
Wadaag:
Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
f.mg2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.
m.l
Wadaag: