[-yeeyay, -yeysay]
tacsiye eeyay
tacsiye eysay
"U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin."
Wadaag:
eeg tacsiyee.
m.f.dh
Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo.
Lacag loo geeyo qof laga dhintay.
Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
m.dh
Cid ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Ganaax.
Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
eeg tacsiir2.
Rasaas koox dad ahi hal mar wada ridaan.