ld taddawur1.
Wadaag:
Horumar samayn.
f.mg1
-ray, -rtay
ld taddawurid.
m.l
(c.nafl.) Hab soo korid ah, oo aan hakad lahayn, oo leh horumar gaar ah oo ku xiran waqti go'an.
eeg taxaddar2.
m.f.dh
ld tacdaarid.
m.dh
ld tar1 (2).
eeg tur.