Qeexid
tadhah 1 m.l Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.
tadhah 1 m.l Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.
f.mg1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof kibrin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -hay, -hday
Qeexid: Taah samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tadhah2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tadhihi. ld tadhihis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: In yar oo wax la beegay lagu khordiyo; suubis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tadhihin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]