[-hay, -hday]
tadhah2 ay
tadhah2 day
"Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid."
Wadaag:
tadhah 1 m.l Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.
Taah samayn.
f.mg1
-hay, -hday
Qof kibrin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg tadhah2.
m.f.dh
eeg tadhihi. ld tadhihis.
ld tadhihin.
m.l
Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo.
e.d