[-iyay, -isay]
tadhih yay
tadhih say
"Qof kibrin."
Wadaag:
eeg tadhah2.
m.f.dh
eeg tadhihi. ld tadhihis.
ld tadhihin.
m.l
tadhah 1 m.l Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.
Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.
f.mg1
-hay, -hday