Qeexid

"Maro dacalkeed."

Qeexid Xigta

Bowdada inteeda hoose.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taf oo kali ah:
  • Al-shabaab ayaa sheegtay in ciidamdoodu ay gaari doonaan Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan deegaanada ay gacanta ku hayaan Maamulka Galmudug, balse ma jirto tafaasiil intaas ka badan oo ay bixiyeen saraakiisha kooxdan mayalka adag.
  • Tafsiirka Al-Jalalain oo Carabi iyo Indonesian qoraala.