Qeexid
"Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid."
Qeexid Xigta
Cid turunturreyn.
[-fay, -ftay]
taf2 ay
taf2 tay
f.g1"Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid."
Cid turunturreyn.
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.
m.l
Wadaag:
Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
ta'wiil1 m.l 1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax sida ay u kala fiican yihiin u kala saarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid.
Cid sixrid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: