Qeexid

Saadaal xun oo cid lala helo.

Qeexid Xigta

Sixir; fal. ld tafaawul1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tafaaful oo kali ah:
  • Tolow riwaayaddaasi ma tafaaful bay ahayd mise ifafaalaha ayaa soo muuqday?
  • Tolow riwaayaddaasi ma tafaaful bay ahayd mise ifafaalaha ayaa soo muuqday?