Qeexid

"Faahfaahin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tafaasiil oo kali ah:
  • Hase yeeshee maayarku wuu ka gaabsaday inuu tafaasiil dheeraad ah ka bixiyo cidda wax is dhaaf-dhaafisay iyo inta ay mushkiladdu qoto le’eg tahay.
  • Dhanka kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in garoonka diyaaraddaha Baydhabo ka soo degtay diyaarad milateri oo ku rarnaa qalabkii loogu talagalay ciidamada AMISOM, walow tafaasiil aysan Dowlada Federaalka KMG ah ka bixin.