Qeexid
"Socod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho."
[-day, -dday]
tafajiid2 ay
tafajiid2 day
f.mg1"Socod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho."
Wadaag:
Cid wax ay samaysay ku dayasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.
m.l
Wadaag:
Cid sixrid; falid.
Saadaal xun la helid. ld tafaawul2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Saadaal xun oo cid lala helo.
Sixir; fal. ld tafaawul1.
m.l
Wadaag:
Maro la xiran yahay kor u laabasho.
f.mg3
-yday, -ydatay
Wadaag:
Socod dhib iyo luggooyo leh.
Dhibaato badan lala kulmo.
m.l
Wadaag: