Qeexid
Wax mudid (qodax).
[-qay, -qday]
f.g1Wax mudid (qodax).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg tafaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Wadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid.
Qeexid Xigta: Cid turunturreyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maro dacalkeed.
Qeexid Xigta: Bowdada inteeda hoose.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tafaaful1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld tafaaful2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld tafa-raaruq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Socod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tafajiidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld tafaraaruq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Cid sixrid; falid.
Qeexid Xigta: Saadaal xun la helid. ld tafaawul2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saadaal xun oo cid lala helo.
Qeexid Xigta: Sixir; fal. ld tafaawul1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg taf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo.
Qeexid Xigta: T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Iibinta badeeco kis kis loo iibiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Faahfaahin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod dhib iyo luggooyo leh.
Qeexid Xigta: Dhibaato badan lala kulmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax jirro ku raagtay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax la sixray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Soor karaysa badbadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]