Qeexid
"ld tafaraaruqid."
"ld tafaraaruqid."
Wadaag:
Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq1.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.
m.l
Wadaag:
Saadaal xun oo cid lala helo.
Sixir; fal. ld tafaawul1.
m.l
Wadaag:
Cid sixrid; falid.
Saadaal xun la helid. ld tafaawul2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag: