Qeexid

"(-ro, m.dh) Ilmaha ay dhalaan waalidku."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tafiir oo kali ah:
  • Inkastoo noocyo badan oo butida ka mid ah tafiir go'een, maanta waxaa jira sideed nooc oo buti ah kuna kala nool daafaha dhulka.
  • Intaasi waxaa dheer, Ilaahay wuxuu barakeeyay oo aad u badiyay tafiirta Nebi Ibraahim; tafiirtiisa waxaa ka mid ah bulshooyinka Carabta iyo Yuhuuda maanta ku dhaqan wadano badan oo Bariga Dhexe ah.