[-ooyay, -oysay]
tafiirgo oyay
tafiirgo ysay
"Wax cirib-tirid."
Wadaag:
tafiirgo'id m.f.dh eeg tafiirgo'.
tafiirgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Wax ciribtirmid.
eeg tafiirgoo.
m.f.dh
(-ro, m.dh) Ilmaha ay dhalaan waalidku.
m.l
(-rmay, -rantay; -rmi) Ka t.: wax ka soo farcamid (cid).
f.mg1
eeg tafiiran.
eeg taf2.