Qeexid
"Wax sida ay u kala fiican yihiin u kala saarid."
[-day, -dday]
tafniid ay
tafniid day
f.g1"Wax sida ay u kala fiican yihiin u kala saarid."
Wadaag:
Qiritaanka la qiro in Ilaah kali yahay cibaadadana isaga mudan yahay in la caabudo. ld towxiid.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) U cagajuglayn (cid), u dhaarasho, bajin.
m.l
Wadaag:
Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid.
Cid turunturreyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: