Qeexid
"Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid."
Qeexid Xigta
Cid sixrid.
[-fay, -ftay]
taftaaf ay
taftaaf tay
f.g1"Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid."
Cid sixrid.
Wadaag:
Wax jirro ku raagtay ahaansho.
Wax la sixray ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
f.g1
Wadaag:
Cudur sababa adkaanta addimaha.
ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
m.l
Wadaag:
(-jaj, m.l) Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
m.l
Wadaag:
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1
mu.ti.dh
Wadaag:
Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid.
Cid turunturreyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: