Qeexid

"Guur."

Qeexid Xigta

Nasiib.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tag oo kali ah:
  • Lama oga khasaaraha shacabka kasoo gaaray dagaalkaas, waxaana dhawaanahan ka socday deegaannada hoostaga degmooyinka Dhoobley iyo Afmadow xiisado colaadeed oo u dhexeeya Xarrakatul Shabaab iyo Xoogagga Raaskambooni oo taageersan DFKGM ah.
  • Hadduu isu tago layna ma arkeen.