Qeexid
Cid taageerid.
[-beeyay, -beysay]
f.g2Cid taageerid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg tagaabee. ld tagaabo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino.
Qeexid Xigta: ld tagaabeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax xeeladayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Cid qaddarinama tixgelin siin.
Qeexid Xigta: Weel asal iyo xaydhmarin, si uusan biyaha, caanaha iwm uhabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Weel caanood deebin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Qoryo la shito ururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Jaabo aruurin.
Qeexid Xigta: Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.dh) (riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Guri, xafiisiwm alaabo dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Aayar socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nolol xun oo maceeshaddu ciriiri tahay. ld fagagsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Guur.
Qeexid Xigta: Nasiib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Cid meel aadid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid.
Qeexid Kale: (f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid. 4. (f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho. 5. (f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid. 6. (f.mg) Ula t.: arrin iwm cid la kaashad. 7. (f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid. 8. (f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]